https://www.premierbank.so/

Xukumadda Muuse Biixi Gobolka Dadmadheedh waxay ku tahay maqaar-saar” Xildhibaan Xasan Kayse.

Xildhibaan Xasan Kayse oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay dhibaatooyin kala duwan oo haysta shacabka gobolka daadmadheedh.

https://www.premierbank.so/