Xisbiga Waddani oo u jawaabay Madaxweyaha wakhtigiisu sii dhamaanayo.
By Hussein Jama
September 11, 2022
0 Comments
Madaxwenaha Jamhuuriyada Soomalilaan wuu ku fashilmay inuu dadka mideeyo ,inuu ku fashilmay inuu shuruucda dalka ilaaliyo ,inuu ku fashilmay inuu dalka doorashooyin ka qabto xisbiga Wadani