Waxa dadku dhinteen waa xabaddii dawladda, Shacabku qori may sidan!
By Hussein Jama
August 13, 2022
0 Comments
Qaar kamida xubnaha golaha deegaanka ee caasimada ayaa maanta bookhasho ugu tagay dadkii dhaawacyadu ka soo gaadheen Banaan-baxyadii Magaalada Hargeysa ka dhacay, waxay sheegeen in dhibta dhacday ay dawladu gaysatay oo ay masuul ka tahay dhibta dhacday.