wasaarada caafimaadka oo furtay shirka Lix-biloodlaha ah ee dib u eegista caafimaadka iyo nafaqada
0 Comments
Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa furay shirka Lix-biloodlaha ah ee dib u eegista barnaamijyada caafimaadka iyo nafaqada ee dalka.