Waddani xadhiga xukuumaddu kula kacday Agaasimihii guud ee Xarunta Waddani iyo dad lala xidhay.
0 Comments
Xoghayaha cadaaladda Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga agaasimiha xarunta Waddani iyo saddex Madax dhaqameed oo ku sugnaa mid kamid ah hudheelada magaalada Hargeysa.