Ururka SOOYAAL Mujaahidiintii SNM Oo Gabiley ku Qabtay Kulan lagu Xusayo Jabhadii AFRAAD
0 Comments
Magaalad Gabiley waxa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusayo jabhadii ururkii afraad oo ahayd hooyadii halgankii dib u xoraynta Somaliland