Ucid ayaa taageeray qodobada xubnaha ganacsatada ahi kasoo saareen khilaafka siyaasiga ah ee dalka.
0 Comments
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu aqbalay go’aankii ay soo saareen gudidda ganacstada ee isu xilqaamay dhexdhaxaanta murunka u dhaxeeya Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka.