https://www.premierbank.so/

Suldaan soo dhaweeyay shirbeeleed dhawaan la iclaamiyay inuu ka dhacayo Burco.

Mid ka mid ah Salaadiinta Somaliland ayaa soo dhaweeyay shirbeeleed dhawaan la iclaamiyay inuu ka dhacayo magaalada Burco, waxana uu sheegay in aan beesha shirka qabsanaysa looga baqan amniga dalka.

https://www.premierbank.so/