Shirweynaha aayo ka tashiga deganka Somalida ayaa dhawaan ka furmaya magalada jigjiga
0 Comments
Gudoomiyaha guddida qabanqaabada shirweynaha shacabka deegaanka Soomalida ooo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jigjiga ayaa xusay in shriku uu xiligiisii qabsoomayo.