https://www.premierbank.so/

Shirkada Sida Gaarka Ah Loo Lee yahay Ee Amazon Ayaa Bilayska Maraykanka Ka Mamnuucday

Shirkada Sida gaarka ah Loo Leeyhay Ee Amazon Ayaa Bilayska Maraykanka Ka Mamnuucday adeegsiga fikniyoolajiyadeeda  Ee fududeeya Aqoonsiga Wajiga Dadka dambiyadooda Ay baadhayaan Mudo Ka dadan Sanad Xili Ay Sii Kordhayso Fadeexada Police-Ka Dalkaasi Kaso Gaartay Dilkii George Floyd, Iyo Waliba Kiisas Kale Oo Cameraduhu Qabteen Habdhaqanka Aan Wanaagsanayn Ee Ciidamada Booliska Maraykanku Ay Ula Dhaqmayaan Dibad Baxayaasha Kala Duwan Ee Kasoo Hor Jeeda Dilkii Ninkii Madowga Ahaa Ee Ay Dileen Askarta Booliska Ah Ee Magalada Miniyaabolis Ee Gobolka Misota

Kooxaha U Dooda Xuquuqda Madaniga Iyo Shaqaalaha Shirkaddan Gaarka Loo Leeyahay Ee Amazon Ayaa Sheegay In Police-Ka Tiknoolajiyadan Ay Ku Dhibaatayn Karaan Dadka Madowga Ah Sidaasna Ay U Mamnuuceen.

Sidoo Kale Masuuliyiinta Shirkada Amazon Ayaa Xanibay Barnaamijada Baadhista Wajiyada Oo Ay Horay Uga Iibiyeen Police-Ka.

Haayadaha Kala Duwan Ee U Dooda Xuquuqda Bini Aadamka Iyo Kuwa Si Gaara Ay U Leeyihiin Dadka Madowga Ah Ayaa Si Wayn U Dhaliilsan Nidaamka Hab Dhaqan Ee Ciidamada Booliska Maraykanka, Waxaana Socda Dadaalo Ay

https://www.premierbank.so/