Raysalwasaare xamsa cabdi bare ayaa shir gudoomiyay kulankii ugu horeeye ay yeeshaan golihiisa wasiirada
0 Comments
Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shirgudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee goloaha Wasiirada dalka ,kaas oo diirada lagu saarayo qorshayaal dhowr ah isla markaana khuseeya xalada dalku uu ku jiro