‘Muuse waa ninka maanta isagoo 7-qof dilay, 110-qof-na dhaawacay, haddana u hammuun-qaba dhiig?
By Hussein Jama
August 13, 2022
0 Comments
Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay hadal dhawaan uu jeediyay, kaasi oo ku gubaabiyay inay dadku hubka qataan, waxaana uu mar kale eedo u jeediyay madaxweyne Biixi iyo Wasiir arrimaha gudaha.