Madaxweyne Biixi oo Muda Xileedkiisa ay ka Hadhay Wax ka Yar 90 Cisho ayaa Noqday Madaxweynihii”
0 Comments
Xisbiga Waddani ayaa xukumada madaxweyne biixi ku eedeyay inay noqotay xukumadii ugu xadhiga iyo cabudhinta badnayd ee xidhxidhay saxafiyiintii ugu badnaa shantii Madaxweyne ee dalka soo maray