https://www.premierbank.so/

Maayir Mooge oo Amar dul dhigay dadka ajaanibta ah ee ka dawarsada Hargeysa.

Cabdikariin Axmed Mooge Maayirka Hargeysa ayaa soo saaray goโ€™aano mamnuucaya in lacago la siiyo Dadka masaakinta ee ka dhex dawarsada Hargeysa.