Gudida ilaalinta hantida qaranka ee Golaha Wakiilada ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta baanka .
0 Comments
Guddida dabgalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kullan la qaatay masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland.