Fariinta CBA-TV ee Wacyigelinta Xanuunka Coronavirus iyo Siyaabaha looga badbaadi karo
By Hussein Jama
March 16, 2020
0 Comments
Fariinta CBATV ee Wacyigelinta Xanuunka Coronavirus iyo Siyaabaha looga badbaadi karoNaaftaada, Qoyskaaga iyo Ummadda Soomaaliyeedba.
Maxaa keena? Sidee buu u gubda/faafaa? Sideebaa laysu qaadsiiyaaa? Dawada Coronavirus? Dadka u nugul? Tallaabooyin Muhiim ah? Ka hortagga Koronafeyras.
Waxaa Soojeedinaya:
Shabcaan Maxamed Xaaji
Xamse Xirsi Xayd
Farsamdii Azeez Balogun
Waxaa diyaariyay CBATV