https://www.premierbank.so/

Diyaaradaha dagaalka Turkiga oo ku biiray dagaalka ka dhanka ah alshabaab ee ka socda Hiiraan

Dawlada Soomaliya ayaa markii ugu horaysay shaacisay in diyaaradaha Turkigu ay ka qayb qaateen dagaalka ciidamada deegaana iyo kuwa dawladu ay kula jiraan Alshabaab

 

https://www.premierbank.so/