https://www.premierbank.so/

Bulshada Xaafada Macalin Haaruun ayaa cabasho balaadhan ka muujiyey Shirkadda Laydhka ee Som power.

Dadwaynaha ku dhaqan degmada Macallin Haaruun ee magaalada Hargaysa ayaa cabasho balaadhan ka muujiyay xarun ay shirkadda Sompower ku leedahay xaafadaasi, oo ay sheegeen inay dhibaatooyin hor leh ku hayso.

 

https://www.premierbank.so/