https://www.premierbank.so/

Madaxwaynaha Somaliland oo shaaciyay in aanu cafiyi karin Kornayl Caarre

MAdaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la yeeshay madax dhaqameed ku hawlanaa nabadaynta & heshiisiinta dawladda iyo jabhadda Col. Caare ee Sanaag ku sugan.

Madaxweynuhu waxa uu cafiyay dhamaan ciidanka la socda Hogaamiya Jabhadda, laakiin waxa uu sheegay in aanu cafiyi karin hogaamiyahooda.

halkan ka daawo warkaas oo faahfaahsan:

https://www.premierbank.so/