Mogadishu- Barnaamijka Diiradda ee Codka Bariga Afrika ayaa waraysi la yeeshay Xildhibaan Dalxa.
Shirkada duulimaadyada diyaaradaha ee Itoobiyaan Airline ayaa ka jawaabtay cabasho kasoo yeedhay dhalinyaro Soomaali ah oo shaqo ka raadsaday, balse sheegay in ay caddaalad darro wayn iyo gacan bidixayn kala…
Guddiga soo xulidda guulaystayaasha abaalmarinta Noble Peace Prize ayaa jimcaha 11-ka Oktoobar ku dhawaaqday in raysalwasaare Abiy Axmed uu helay abaalmarinta nabadda ee sannadkan, kaddib markii uu ka guulaystay saddex…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay mashruucii midowga Yurub ee loogu magacdaray duqii hore ee Muqdisho, in isaga oo aan magacii laga beddelin lagu wareejiyey duqa magaalada Berbera Mudane…
Dawladda Soomaaliya ayaa danjiraha Kenya u jooga Soomaaliya u dhiibtay dhambaal diblumaasiyadeed ay ku diidan tahay xad gudub ay sheegtay in dawladda Kenya ay ku samaysay hawada Soomaaliya, kaddib markii…
Xafiiska Sadaasha Hawada Ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa ka digay roobab waaweyn la filayo in ay Oktoobar 16-keeda ka da’aan qaybo ka mid ah goballada Bariga Somaliland. Hay’addu…