Dr Xuseen oo kamid ah masuuliyiinta wasaarada caafimaadka Somaliland soona bandhigayay warbixintii u danbaysay ee xaaladda dalka iyo Coronavirus ayaa sheegay in aanay jirin cid u geeriyootay xanuunkan 24-kii saacadood…
Woqooyiga ayaa sheegtay in tani ay tahay tii ugu horreysay ee tallaabooyin isdaba joog ah, iyaga oo ku tilmaamay Kuuriyada Koofureed “cadowga”. La Hadalka maalinlaha ah, ee lagu sameeyo xafiiska…
kuwaas ka mida Ciidanka Nabad Ilaalinta Somalia. Mr Robert Kibochi waxa uu noqonaya sarkaal ugu sareeyay ee Ka socda Ciidanka Kenya ee Booqda Ciidamada Kenyaanka ah ee hawlgalka u jooga…
Xili Mudo Kooban Ka Hadhsan tahay Waqtigii ay Muslimiinta Xujayda ahi isku Diyaarinayeen inay Tagaan Xajka Sanadka. Waxaana haatan Socda Dadaalo ay ku Doonayaan sidii ay uga sii gaashaaman lahaayeen…
Intii Lagu Jiray Weeraradii Lagu Qaaday Laba Tuulo Todobaadkii Lasoo Dhaafay. Rag Hubaysan Oo Ku Labisan Dareeska Militariga Ayaa Weerarey Tuulada Binedama , Halkaas Oo Ay Ku Dhinteen 29 Qof…