“Waa ceeb in madaxwanah hotelada Burco qaarna amni loogu sheego qaarna amni darro” siyaasi Axmed Sakaaro.
Haweenka Bariga Burco ayaa ka hadlay xadhiga saxafiyad Bushaaro Baandey.
“Maayir Ciddin xaq iyo sharci midna uma laha arrimaha dekedda, waxaa laga shaqaynayaa maaha dhuxul iyo caanno” Garyaqaan Xamdi Khaliif.
“Shacabka Somaliland way yaqanaan sida ay u ridaan kaligii-taliyaha, xalka kaliya ee dalku ku badbaadayaana waa doorasho la qabto” Mudane Siciid Cudhay
Sheeko Xiiso leh oo ku saabsan. Nin tagay Wadan ama dal dadkiisu cunaan Hilibka Eyga. Waa Dalka Kuuriyada Woqooyi (North Korea). Martida: Eng Yaasiin Xasan Rooble Soosaare: Axmed Xuseen…











