Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay deegaanka taariikhiga ah ee Laasgeel, isaga oo ay wehelinayeen wafti ka socday dalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan diblomaasiyadeed oo muhiim ah kula yeeshay Safiir ku-xigeenka Dawladda Faransiiska u fadhiya Jamhuuriyadda Kenya, Mudane 𝐑𝐨𝐦𝐚𝐢𝐧 𝐉𝐎𝐋𝐘…
Dowladaha ay milatarigu hoggaamiyaan ee Mali, Burkina Faso iyo Niger ayaa si rasmi ah u bilaabay bangi maalgashi goboleed oo cusub. Bangigan cusub waxaa lagu maalgeliyay 500 bilyan oo CFA…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa saaka subaxnimadii Dhakhtarka Guud ee Hargeysa ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada Boorama.…











