Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka JSL Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa kulankii ugu horreeyey la yeeshay Guddida Heer Qaran ee Baahista…
Ugaaska guud ee Beelweynta Biyomaal Ugaas Axmed Sayid Cali iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa booqasho ku jooga Caasimadda Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland. Weftigan ayaa hadhimo sharafeed loogu sameeyay Beerta Suldaan…











