Wasiirka Maaliyadda XFS, Biixi Iimaan Cige, iyo Wasiirka Beeraha XFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa si cad u difaacay Somaliland, iyagoo u jawaabay hadalladii Wasiirka Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi. Arrintan…
Wareysi gaar ah oo uu siiyay warbaahinta maraykanka ayaa Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benyamiin Netanyaahu ayaa si cad u difaacay go’aanka Israa’iil ay sida rasmiga ah ugu aqoonsatay Jamhuuriyadda Somaliland, jimcihii…











