Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay rasaas nool u adeegsatey dad shacab ah oo ka hor yimid in laga qaado dhulkooda, kuwaas oo ku nool degmada Dayniile ee duleedka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ku hadlaya Magaciisa, ka Dawladda iyo ka Shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi tiiraanyo iyo murugo weyn leh u dirayaa Ehelada Qoyska, Qaraabada, Asxaabtii iyo guud…











