“Waa ceeb in madaxwanah hotelada Burco qaarna amni loogu sheego qaarna amni darro” siyaasi Axmed Sakaaro.
Haweenka Bariga Burco ayaa ka hadlay xadhiga saxafiyad Bushaaro Baandey.
“Maayir Ciddin xaq iyo sharci midna uma laha arrimaha dekedda, waxaa laga shaqaynayaa maaha dhuxul iyo caanno” Garyaqaan Xamdi Khaliif.
“Shacabka Somaliland way yaqanaan sida ay u ridaan kaligii-taliyaha, xalka kaliya ee dalku ku badbaadayaana waa doorasho la qabto” Mudane Siciid Cudhay
Warbixin- dhalinyaro farsado shaqo ka helay dalxiisayaasha sii kordhaya ee xeebta liido.
Shacabka Hargeysa oo sida fiinta uga qayliyey Qaadka.
Bulshada reer Burco oo Qaylodhaan ka diray dhibaatooyinka qaadka.
Qirashada Qaadka: Odey Qaadka Tunta & Beeraha Qaadka ee Gabiley.
Qirashada Qaadka: Nin mirqaamay oo iibsaday 1000 oo roodhi ah.










