Caalam ay xogtu lama huraan u tahay hab-maamulka, jiritaanka iyo horumarka haayad kasta, waxa ay maanta shirkadaha Telesom Group magaalada Boorama kaga qaybgaleen shirka caalamiga ah ee “iswaafajinta Cilmiga Xogaha…
Hargeysa, 18 Ogost 2025 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta si adag u cambaaraysay tallaabo ay ku tilmaantay faragelin aan la aqbali karin…











