Qaaradda Afrika waxa hortaagan caqabadda horumarineed ee ugu weyn ee maanta taagan waxa kamida sinnaan la’aanta tamarta korantada. Sida uu qoray Financial Times, in ka badan 600 milyan oo qof…
Goraya-cawl, Somaliland – Ugaaska Guud ee Beelaha Gadabuursi, Ugaas Cabdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Goraya-cawl, oo ku yaalla xadka u dhexeeya Somaliland…











