Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada wefti ka socday Jamhuuriyadda Jabuuti, oo uu hoggaaminayey Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Jabuuti,…











