Kulankaasi wuxuu Wasiirku la qaatay mulkiilayaasha shirkadaha: Wadahadallada ayaa diiradda lagu saaray fursadaha ganacsi iyo maalgashi ee ka jira Somaliland. Ganacsataduna waxay si gaar ah u muujiyeen danahooda ku aaddan…
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, Oo safar shaqo ku jooga magaalada Addis Ababa, ayaa booqasho sharafeed ku tagay Safaaradda Somaliland ee Itoobiya. Wasiirka waxa ku weheliyey Agaasimaha Guud…
Halkan hoose ka daawo warka habeenimo:











