Hay’adda caalamiga ah ee la socoshada cimilada ayaa shaaca ka qaadday in sannadihii 2015 illaa 2019 ku ay ahaayeen shantii sano ee uu heerkulka adduunku ugu sarreeyey abid. Hay’adda la…
Hoggaamiyeyaasha Ismaamulka Waqooyi Bari Kenya iyo culimada gobolladaas ka soo jeeda ayaa diiday qorshe ay xukuumadda Kenya ku doonayso inay ku yareeyso tirada gobollada iyo degmooyinka maamulkaasi. Kulan ay yeesheen…
Saaka oo isniin ah ayaa la xaqiijiyay geerida duuliye, Maryo Majonga oo ahaa duuliyaha gaarka ahaa ee madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Wilyam Ruuto kadib shil diyaaradeed oo shalay galinkii…
Dacwad soo oogaha dalka Kenya Nuuraddiin Xaaji ayaa sheegay in bangiga Dhaymoond tarast Baank ee magaciisa loo soo gaabiyo (DTB) laantiisa degmada Islii ee magaalada Nayroobi loo haysta dembi ah…
Madaxweynaha midowga Yurub ayaa kala jaray hadal uu ka jeedinayey shir jaraa’id oo ahaa xidhitaanka shir-madaxeedkii Yurub iyo Carabta ee magaalada Sharma Sheekh, kaddib markii ay xaaskiisu talefanka saddex jeer…
Bilayska dalka Kenya ayaa 25 kii Feeberweri xabsiga u taxaabay shan ruux oo lagu eedeeyey in ay bambo gacmeed ku tureen ciidan bilays ah oo isniintii marayey mid ka mid…
MUQDISHO(CBA TV)- Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaran ee soo bandhigidda iyo xaqiijinta hanaanka dhab-u-heshiisiinta qaran, kaas oo socon doona muddo Saddex cisho ah. Shirkan waxaa si rasmi…
MUQDISHO(CBA TV)-War qoraal ah oo maanta kasoo baxay hoggaanka howlgalka Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in ciidamadoodu ay ka guuri doonaan saldhigga ay ku leeyihiin kulliyadda…
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee human rights watch ayaa xukuumadda dalka hindiya ku dhalleecaysay in ay xil aad u weyn iska saarto ilaalinta lo’da iyo xuquuqda dadka lo’da dhaqiddeeda iyo daryeelkeeda…