Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni, Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba geesoodka ah ee dhinacyada amniga,…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumada soomaaliya Balaal Maxamed Cusman ayaa ka qeyb galay shirkii Golaha Jaamacadda Carabta ee heer Wasiir oo looga hadlayay weerada gardara…
Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maayirka caasimadda Hargeysa ku eedeeyey dhul dan guud ah oo ku yaala xaafada xeedho ee degmada ibraahim koodbuur ee hargeysa inuu siiyey jaamacad gaar…
Wasaaradda Waxbarashada Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland ayaa si rasmiya u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021. Qoraal Ka Soo Baxay Wasaaradda waxbarashada ayaa Lagu Sheegay in maalin…
Madaxweynaha dowladda fadaraalkaa ah ee soomaaliya maxamed cabdullahi maxamed farmaajo aiyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa manta ku wajahan magaalada Kampala ee Caasimada wadanka Uganda sida ay sheegtay Af-hayeenka Madaxtooyada Uganda…
Ciidamdda badda ee Maraykanka ayaa shaciyey inay gacanta ku dhigeen hub aad u tiro badan oo sharci darro ah oo ay lahaayeen dawladdaha Ruushka Iyo Shiinaha,kuwaas oomarayay badda waqooyiga Carabta.…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay Qarax uu fuliyay qof isku soo xiray Walxaha qarxa oo beegsaday Saldhiga Booliiska Degmada Waaberi Oo ku Yalla goob Aad…











