Abwaan Yuusf Shaacir ayaa hadalo dardaaran ah u jeediayay Fanaaniinta Farxiya Fiska iyo Mubaarak oo Toddobaadkii hore meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa
Qaar ka mida Madaxdhaqmeed Gobolada Galbeedka Somaliland Iyo Siyaasiyiin ayaa Goodiyey Inuu Dhacayo mudaharaadkii ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee gobolka maroodijeex ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi ciidanka booliska iyo maamulka gobolka maroodijeex, waxaana uu carabka ku adkeyay inuu qabsoomayo muharaadkii ay…
Wasaarada Beeraha Soomaliland ayaa soo gabagabaysay kulan ay yeeshen Khabiirada dhanka beeraha, kaas oo Socday mudo Shan Cisho ah ,waxana lagu gorfeeyay sidii loo horumarinlaa wax soosaarka dalka. https://www.youtube.com/watch?v=cNyA6w1dFHk
Dadka ka soo degaya Madaarka Cigaal ayaa lagu xidhay laba shardi oo kala duwan
Guddiga Diiwaan gelinta ururada iyo ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay xidhmayaan diiwaan gelinta ururaddu
Qaar ka mida shacabka magaalada Muqdisho ayaa talooyin u soo jeediyeen Raysalwasaaraha Soomaliya ku saabsan xukuumada laga suagyo inuu soo dhiso.
Xaalad deegaanka Feerfeer ka dib dagaalkii ku dhex maray ciidamada Liyuubooliska iyo kooxda Alshabaab
Masar ayaa dacwad ka dhan ah itoobiya u gudbisay golaha amaanka ee Qaramada midoobay











