Mudaharaadkii ay soo abaabuleen xisbiyada Mucaaradka ah ee Soomaalilaan ayaa saaka ka dhaca magaalada Berbera
Xildhibaan Saleebaan Nuur Food oo kamida golaha wakiilada ayaa sheegay in uu sharciga la tiigsanayo askar jidh-dil u gaysatay oo la duubay muqaal lagu faafiyay baraha bulshada.
Xildhibaanada golaha Wakiilada ee taabacsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa war-saxafadeed ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridke waddani ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay u diyaar garooban mudaharaad salmiya oo ay ku mujinayaan dareenkoda.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka h ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta shaaciyay in Xukuumad iyo Xisbiyada mucaaradku ay isla ogolaadeen in uu qabsoomo mudaharaadkii ay ku baaqeen maalinta Khamiista…
Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadu Dr Sacad Cali Shire ayaa kullan la qaatay Guddida dhaqaalaha ee gollaha Wakiilada ee Somaliland.
Guddida joogtada ah ee Gollaha Wakiillada Somliland ayaa waxa hor yimid Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi
Suldaan Mustafe Sheekh ibraahim oo kamida oo kamida madax dhaqameedka Soomaliland Ayaa baaq u diray Madaxweynaha soomaliland iyo Shacabkaba











