War k asoo baxay Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa guud ahaanba lagu maamnuucay in guryo iyo dhisamyaal kaleba laga sameeyo aagga Garoonka diyaarada Adan Cadde ee…
Qaar kamida xubnaha golaha deegaanka ee caasimada ayaa maanta bookhasho ugu tagay dadkii dhaawacyadu ka soo gaadheen Banaan-baxyadii Magaalada Hargeysa ka dhacay, waxay sheegeen in dhibta dhacday ay dawladu gaysatay…
Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Ka Hadlay Qalaalasaha Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid oo ay weheliyaan Xoghayaha Biyaha iyo Xoghaye ku xigeenka abaabulka ayaa Maanta booqday dadkii ku waxyeeloobay Mudaharaadkii dgacay Khamiistii
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay khilaafka u dhaxeeya xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka waxanu ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo khilaafkaasi.
Qaybo ka mid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada Somlilaan ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimid Madaxwenaha Jamhuuriyada Somalilaan
Gudoomiyaha xisbiga Ucid ayaa ka hadlay hadal dhawaan uu jeediyay, kaasi oo ku gubaabiyay inay dadku hubka qataan, waxaana uu mar kale eedo u jeediyay madaxweyne Biixi iyo Wasiir arrimaha…
Dallada Sonsaf ayaa Mucaaradka iyo Xukuumada Somaliland ugu baaqday inay dib ugu laabtaan Miiska wadahadalka iyagoo ilaalinya Nabadgelyada iyo guulaha ay Somaliland gaadhay
Niman Mucaarad ah oo faramadhan oo aanaan waxba u dhiiban eeda kuula qaybin mayno ,eeda koobaad Madaxwene adigaa leh ”Abwaan Yuusuf Shaacir ”











