Cabdikariin Axmed Mooge Maayirka Hargeysa ayaa soo saaray go’aano mamnuucaya in lacago la siiyo Dadka masaakinta ee ka dhex dawarsada Hargeysa.
Qarr ka mid ah madaxdhaqameedka beelaha Somaliland ayaa canbaareeyay xadhiga lagula kacay Suldaan Cadde Gude oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland
Xoghayaha bosaha iyo isgaadhsinta xisbiga waddani ayaa ka hadlay hadal ka so yedhay shalay wasiirka wasaaradda tignolajiyada iyo isgaadhsiinta ,kaasi oo uu kaga hadlay dhibaatadii Mudadhardadii, dalka, geesta kalena waxa…
Xamarji oo ka mida gudoomiye ku xigeennada Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa faahfaahin ka bixiyay xadhigiisii
Xisbiyada Mucaaradka ah ee Wadani iyi Ucid ayaa ka warbixiyaya xaaladihii Mudaharaadka iyo dadii lagu xidhay
Mid ka mid ah ardaydii ku guulaysatay deeqaha Waxbarasho ee dalka Taiwan
Weerarkii lagu qaaday hotelka Xayat ee magaalad Muqdisho oo ugu danbayn la soo afjaray
CiidankaAmaanka Soomaliya ayaa wali ku jira hawlgal ka dhan ah dablay hubaysan oo ka tirsan Alshabab kuwaas oo Xalay gudaha u galay Hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Marwo Milgo Sanbalooshe Ayaa xukuumadda ku eedaysay in masuuliyiin ka tirsan xisbiga waddani oo guryahoodii laga soo xidhay laysku dhaafiyey gobolka awdal walina aan la…
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa cabaareyay xadhiga musuuliyiin tiro badan oo ka xidhan, waxaa uu xisbigu si gaara u xusay xadhiga gudoomiye Axmed xamarji oo uu sheegay inuu yahay…









