Xukuumada Somaliland ayaa sheegatay in Lacag dhan 2Milyan oo Dollar ay ku bixinayso waxka qabashada Abaaraha
Kulan Lagaga Hadlayay Sidii ay Isukaashan Lahaayeen Komishanka Maamul Wanaagga Somaliland Iyo Hay’addaha La Shaqeeya Ayaa Hargaysa Lagu Qabtay.
Dameerlayaasha Biyoolaha Magaalada Wajaale Ayaa sheegay inay Caqabado Adeg kala kulmaan Wakaalada wajaale oo ay kuyuu Dheer u Galaan Markay Biyaha ka dhaaminayaan Keydka Biyaha iyadoo Magaalada Ay ka jiro…
Xxisbiga Xcid ayaa Madaxwayanaha Soomaliland ugu baaqay in xoriyadiisi u soo celiyo Suldaan Cadde Gude oo maalintii Sadexaad ku xidhan magalada Hargaysa
Mid ka mida Aqoonyahan ka Dalka kana mida Bare yaasha wax ka dhiga Dugsiyada Sare ee Dalka ayaa taageeray hadalkii Maayir Mooge ee ku aadanaa Lacagaha la siinaayo dadka Ajaanibta…
Maxad ka taqaanaa wada ku taala magaalada Berbera ee ay dhalinyaro iyo waayel is abuubuly ay maalinkasta ku Jimicsadan
Taliska Ciidamada Kumandooska Soomaaliya ayaa sheegay in 60 xubnood oo saraakiil sar-sare ay ku jiraan ay Al shabab kaga dileen weerar ka dhacay Gobalka Hiiraan
Gudoomiyaha degmada Agabar ee Gobolka Gabiley ayaa sheegay in degmada Agabar ay tahay meelaha ugu badan ee daka ka soo hayaamay gobollada Barigu ay soo gaadheen
Gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ee xisbiga Ucid ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedha Wasiirka Wasaarada Isgaadhsinta iyo Tignolajiyada ,kaasi Oo uu kaga hadlay mudaharadadii dalka,geestakalena gudoomiyaha waxa uu ka hadlay xadhiga…











