Halkan ka daawo dallada naafada ee heer qaran oo soo agaasintay tababar lagaga hadlayey isbadalka cimilada iyo saamaynta uuku leeyahy dadka baahiyaha gaarka qaba.
Odayaasha iyo madax-dhaqameedka soo gaadhay Ceerigaabo waxaa hoggaaminayey: Boqor Ibraahim Maxamed Xasan (Gacmayare) Caaqil Sharmarke Warsame Dalmar Caaqil Xuseen Xasan (Karsay) Oday Siciid Maxamuud Ismaaciil Caaqil Cabdiqani Qalbi Guurti Jaamac…











