Halkan ka daawo nuxurka warka: 01-10-2025
Halkan ka daawo nin ku eedeysan inuu ilmo yar ku aasay dhulka ayaa dacwadiisa loo gudbiyey maxakamada gobolka banaadir.
Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibadda xuska sannad-guurada 30-aad ee aasaaska Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL.Munaasibaddan oo lagu qabtay Taliska…
Xafiiska Komishanka Xuquuqul Aadamaha Qaranka ee gobolka Saraar ayaa kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Dhexe ee degmada Wadaamagoo. Ujeeddada kormeerkan ayaa ahayd in lagu qiimeeyo xaaladda xuquuqda aadamaha ee dadka…











