Dowladda Ghana ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay bixisay deyn lacageed oo dhan $1.47 bilyan oo doollar, taas oo ay si toos ah uga soo amaahatay Bangiga Adduunka,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah, taariikhi ah, isla markaana astaan u ah bisaylka siyaasadeed iyo wadajirka Qaranka JSL la yeeshay Wasiirradii hore…











