Masar ayaa si adag uga hortimid aqoonsiga iyo jiritaanka Somaliland, Hase yeeshee, doodda Masar waxay dhalisay suโaal weyn oo ku saabsan munaafiqnimadeeda siyaasadeed marka la eego xidhiidhka dhow ee Masar…
Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo gabagabeysay kulan wadatashi oo muhiim ah oo ku saabsanaa diyaarinta iyo dhamaystirka Qorshaha Istaraatijiyadeed ee Wasaaradda (2026โ2029), kaas oo socday muddo laba…










