Wasiirka Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Soomaaliya, Cabdirashid Maxamed Axmed, ayaa sheegay in soomaaliya ay ku tala jirto Bisha Disember ee Sanadkan in ay bixiso shatiyo Shidaal oo gaaraya 30 Bilyan…
Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta oo Isniin waxaa ka degtay diyaarad sida Cutubyo hor leh oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee sida gaarka u tababaran ee Harmacad kuwaasi oo…
Wararka naga soo gaaraya gobolka hiiraan ee bartamaha soomaaliya ayaa waxa sheegayaan in roob saacadihii la soo dhaafay ka da’ay gobolkaasi uu hakad galiyay dhaqdhaqaaqii garoonka diyaaradaha magaaladda balaweyne’ roobka…
Diayaarado dagaal oo ilaa iyo hadda aan la xaqiijin halka laga la yeehay ayaa habeenimadii ay salaasadu soo galaysay 4-ta novenbaer waxa ay duqaymo ka geysteen deegaano hoostaga degmadda xarardheere…











