Muqdisho, Axad, Nofeembar 10, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee madasha nabadda…
Mudane Xasan Cali Khayre oo tegay goobaha ay ku suganyihiin qoysaska ka barakacay fatahaadaha ayaa dadkii uu la kulmay u muujiyay sida dowladda Soomaaliyeed ay uga go’antahay garab istaagidda dadka…
Sarkaal ka tirsan ciidanka Ahlusuna, gaadiid dagaal iyo ciidamo isaga la socday ayaa lagu soo waramayaa in ay u goosteen dhinaca ciidanka dowladda Federaalka ee ku sugan Dhuusamareeb. Cabdullaahi Daahir…
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa baraha Bulshada ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay qeybo ka mid ah Dalka Soomaaliya ay ku dhinteen 25 Qof, halka 47 kalena ay…
Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble cali oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka sidoo kala ah guddomiyaha xisbiga ilays ayaa sheegay in dadka ku nool Gobolkan Banaadir aysan wax xaquuq ah ka heysan…
Muqdisho, Arbaco, Nofeembar 06, 2019-–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay kulan…











