Woqooyiga ayaa sheegtay in tani ay tahay tii ugu horreysay ee tallaabooyin isdaba joog ah, iyaga oo ku tilmaamay Kuuriyada Koofureed “cadowga”. La Hadalka maalinlaha ah, ee lagu sameeyo xafiiska…
Intii Lagu Jiray Weeraradii Lagu Qaaday Laba Tuulo Todobaadkii Lasoo Dhaafay. Rag Hubaysan Oo Ku Labisan Dareeska Militariga Ayaa Weerarey Tuulada Binedama , Halkaas Oo Ay Ku Dhinteen 29 Qof…










