Dadka ka soo degaya Madaarka Cigaal ayaa lagu xidhay laba shardi oo kala duwan
Guddiga Diiwaan gelinta ururada iyo ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay xidhmayaan diiwaan gelinta ururaddu
Xaalad deegaanka Feerfeer ka dib dagaalkii ku dhex maray ciidamada Liyuubooliska iyo kooxda Alshabaab
Warbixin: gadiidleyda magaalada Hargeysa ayaa dhimay shidaalkii ay markii hore ku shubi jireen baabuurtooda sababo la xidhiidha qiimaha shidaalka ee kor u kacay.
Itoobiya ayaa sheegtay inay ku dishay duqaymo xaga cirka ah mid ka mid ah hogaamiyayaashii aadka loo baadi goobayay ee Alshabaab
Waxa xalay magaalada Hargeysa lagu qabtay bandhiga buuga Malabkii Doocaan oo laga qoray suugaanktoo iyo sooyaalkii alle ha u naxariistee abwaan Saalax ma lay diray
Xoghaya arimaha bulshada ee xisbiga mucaaridak ah ee Waddani ayaa ka dayriyay xaallada caafimaad ee Somaliland, isagoo musumaasuq ku eedeeyay Wasaarada Caafimaadka ee Somalilamd
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa warka soo saartay Weeraradii kala danbeeyey ee Al-shabaab ay ka Fulisay Magaalooyinka ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya
Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed udiray Hambalyo ku aadan bilaashada Sanadka Cusub ee Taariikhada Hijriga











