Raysalwasaaraha Ethiopia ayaa ku dhawaaqay Xaalad Degdeg ah oo uu dalkaasi galay kadib markii la xaqiijiyay Tirada Dadka uu ku dhacay Xanuunka Coronavirus. Codka Bariga Afrika
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdio ayaa ka hadlay Diyaargarowga Xanuunka Coronavirus (Convid19)
Martida:- Dr Maxamed Muuse Xassan, Gudoomiyaha Dhakhaatiirta Somaliland (Somaliland Medical Association). Soosaare:- Shabcaan Maxamed Xaaji Duubista: Cabdirisaaq Cismaan Farsamada: Mukhtaar Carab Codka Bariga Afrika CBATV
https://youtu.be/036kEo4aOyQ
Golaha Guurtida Somaliland Oo Dib Golaha Wakiilada Ugu Celiyey Soo Jeedin Ay Usoo Gudbiyeen
Barnaamijka Dunida Haweenka: Gabar Saxafiyad ah oo Kamarada ku shaqaysata Martida: Xabiiba Mataan Hoori (CameraWoman). Soosaare: Nuura Khadar (Nuura Nalka) Duubista: Cabdirisaaq Cismaan Farsamada: Mukhtar Carab Codka Bariga Afrika CBATV
Fariinta CBATV ee Wacyigelinta Xanuunka Coronavirus iyo Siyaabaha looga badbaadi karoNaaftaada, Qoyskaaga iyo Ummadda Soomaaliyeedba. Maxaa keena? Sidee buu u gubda/faafaa? Sideebaa laysu qaadsiiyaaa? Dawada Coronavirus? Dadka u nugul? Tallaabooyin…











