Xildhibaan Saleebaan Nuur Food oo kamida golaha wakiilada ayaa sheegay in uu sharciga la tiigsanayo askar jidh-dil u gaysatay oo la duubay muqaal lagu faafiyay baraha bulshada.
Xildhibaanada golaha Wakiilada ee taabacsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa war-saxafadeed ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridke waddani ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay u diyaar garooban mudaharaad salmiya oo ay ku mujinayaan dareenkoda.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka h ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta shaaciyay in Xukuumad iyo Xisbiyada mucaaradku ay isla ogolaadeen in uu qabsoomo mudaharaadkii ay ku baaqeen maalinta Khamiista…
Boqor Raabi Yuusuf C/laahi oo ka mid ah oo ka mid ah bahda dhaqanka ee Somaliland ayaa ka hadlay mudaharaadka ay ku baaqeen isbahaysiga mucaaradka Somaliland.
Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadu Dr Sacad Cali Shire ayaa kullan la qaatay Guddida dhaqaalaha ee gollaha Wakiilada ee Somaliland.
Guddida joogtada ah ee Gollaha Wakiillada Somliland ayaa waxa hor yimid Wasiirka Caafimaadka Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi
Muxuu salka ku hayaa khilaafka Xasan Sheikh iyo Abiye Axmed iyo fara-galinta Itoobiya ay ku samaysay qaar ka mid ah Dowlad goboleedyada Soomaaliya?
Suldaan Mustafe Sheekh ibraahim oo kamida oo kamida madax dhaqameedka Soomaliland Ayaa baaq u diray Madaxweynaha soomaliland iyo Shacabkaba











