โXadhig iyo xabad sharci daro ah ayay doorbiday Xukuumadu Somalilandโ Xisbiga Ucid.
Boqolkiiba sagashan u jeedada loo furay Salaam Cabel waa in waxbarashada umada loo gudbiyo” M.Xaamud
Agaasime Axmed Abshir Geedi oo sharaxaad ka bixinaya waxyaabaha uu baahin doono Salaam Cable Tv
Xukumadda Somaliland ayaa magaalada Boorame ka bilawday wajiga labaad ee olalaha barashada Dasduurka.
โSiciidoow maydkaad talaagada ka soo saartay maye kuwii xaqdarada ku laayay” Xisbiga Waddani.
Abaabul ka dhan ah alshabab dadka deegaanka oo ka bilowday qeybo kamidaha gobolka Shabellaha dhexe
Guddida dabgalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta kullan la qaatay masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland.
Abwaan Mursal Aar Bari oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa ka jawaabay dhaliilo loo jeediyey xisbiyada mucaaridka ah oo Kasoo yeedhay dalada ururada siyaasada.
Xoghaya guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Khadar Xuseen Cabdi ayaa jawaabย adag ka bixiyay hadal maalintii Shalay ahyd ka soo yeedhay Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland Cabdillahi Abokor











