Wasaaradda difaaca ee Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in dalka lagu soo qaaday “Weerar qaawan oo ay ku lug lahaayeen gantaallada ballistic-ga ee Iran”. “Nidaamyada…
Dhammaan shirkadaha waaweyn ee diyaaraduhu waxay weeciyeen ama baajiyeen duullimaadyadii ay ku tagi lahaayeen gobolka, iyaga oo sabab uga dhigaya badqabka, raalligelinna siiyay macaamiisha. Virgin Atlantic waxay sheegtay inay joojisay…
Waxaa la xaqiijiyay in **ciidamada |sraii| iyo Mareykanka ay duqeymo cirka ah ka fuliyeen gudaha Iiraan, iyadoo qaraxyo waaweyn laga maqlay caasimadda Tehran iyo meelo kale oo dalka ka tirsan.…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa xaqiijiyey in Mareykanku bilaabay howlgallo dagaal oo waaweyn gudaha dalka Iran, isagoo sheegay in howlgalladan la sameeyey si loo baabi’iyo khatar halis ah oo uu…
Pakistan:Sida xogta Global Firepower muujinayso, Pakistan waxay leedahay ku dhawaad 1.3 milyan askari, 78,000 oo ka tirsan ciidamada cirka, iyo 1,399 diyaaradood. Kuwa ugu awoodda badan waa F-16 (Maraykan) iyo…
Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa maanta si cad u beenisay warar sheegayay in nidaamka difaaca gantaallada S-400 la geeyay Soomaaliya. Wasaaraddu waxay sheegtay in S-400 uu yahay nidaam difaac oo gaar…
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ku dhawaad 6.5 milyan oo qof, oo u dhiganta saddex-meelood meel shacabka Soomaaliya, ay wajahaan macluul daran bisha Maarso. Tiradan ayaa korodhay ku dhawaad…











